Wadada isku xirta guud ahasn Puntland qaybteeda Laacdheere-Rabaable oo Laamiga dib loo dhisayo.
Waxaa shaqadan si Wadaniyad iyo hagar la’aan ah uqabanaya shirkada kebarco.
Waxaa kasii hubinaysa Engineerada Hay’adda Wadooyinka Puntland(PHA)
Dib udayactirka Wadada Halbowlaha u ah Puntland shaqo fiican baa laga qabtay.




Jibril Qoobey.