Imaanshaha Xasan Ee Puntland yay deni ugu jirtaa?

Xasan,waxuu u arkaa reer Puntland loolan adag oo Siyaasada ah in ay yihiin.

Marna ma aqbali doono isla jaanqaad Siyaasadeed oo Puntland iyo Fadaraalka uu hada isagu hogaaminayo yeeshaan.

Xasan,waxuu rabaa Dowlad kaligii leeyahay oo uu yahay Mufakar iyo fuliye.

Imaanshihiisa Puntland isagay utahay dhoolatus Siyaasadeed ee macno Puntland uma samaynayo.

Baahida reer Puntland ma’ahan Mashaariicda ku xiran Shatiga Fadaraalka Xasana inta uu Garowe la imaanayo waa intaas.

Hanka reer Puntland waa Kursi Dalka ugu sareeya ee Xasana ku fadhiyo.

Jibril Qoobey.