Ra’isalwasaare Xamse oo dusha ka saaray Eeda Weerarkii Xayaat Dowlada Fadaraalka

Ra’isalawasaaraha halaga fogeeyo Makarafoonka.

Weeararkii Hotel Xayaat Dowladu masoo qaadin ee waxaa kusoo qaaday koox argagixisa ah.

Majiri karto sabab Dowladu uqaadato eediisa,balse waxaa masuuliyadi ka saaran tahay in Dadkii dhibaatadu soo gaartay gurmadkooda,Dawayntooda iyo sixida laamaha amaanka.

Mida kale Hotel Laba maalmood argagixiso lagula dagaalamo uguma horayn Xayaat Hotel.

Kenya oo Dowlad awood leh ah taageero caalamina heshay 7-beri ayay ku qaadatay in ay soo afjarto West Gate.

Waa markii 4-aad oo ra’isalwasaaraha ay kasoo baxaan hadalo aan ku haboonayn waaqiciga Siyaasada.

1.Hadalkii Gabadha Ugandhayska ah ee aan Gudnayn.

2.Hadalkii Ardayda Maleesiya.

3.Hadalkii Cabdiraxmaan Cabdishakuur ee Saq dhexe.

Waxaa ka muuqata Xamse Dhegweyni Siyaasadeed,awood yari hogaamineed,Suufinimo iyo Xerownimo.

Halkan ka daawo muuqaalka