Maraykanka oo aqbalay in PSF si buuxda loo hoosgeeyo Dowlada Puntland

Wax umuuqda xal kama danbays ah in loo helay khilaafkii Hay’ada muhiimka ah ee PSF,ayaa jira.

Maraykanku,waxuu si buuxda u aqbalay in PSF Boqolkiiba Boqol la hoosgeeyo Dowlada Puntland.

Sidoo kale,waxuu balan qaaday tababaradii iyo Hubkii in uu sii wadayo siintooda PSF.

Maraykanku,waxuu aad umuujiyay sida uu uga xun yahay in Tababarkoodii iyo Hubkoodii Dad shacab ah dhibaato kasoo gaarto.

Madaxweyne Deni,waxay kula taliyeen in uu dhamaystiro heshiiskii uu ka galay xalka PSF.

Deni Sagaalaad in uu Bosaso tagayo oo uu saxiixayo heshiiskaas,waxii ka harsanaa si buuxdana ay uheshiiyeen isaga iyo Ilmo Diyaano ayay warar hoose xaqiijinayaan.

Madaxweyne Deni haduu ku doodayay waa in PSF si buuxda uhoos timaada Dowlada waa loo fuliyay.

Sidoo kale Ilmo Diyaano arimihii ay ku doodayeen waa heleen.

Heshiiskan waa uguul dhan walba.

Jibril Qoobey.