Deni oo hor dhigay Xasan Qodob fulintoodu ay adag tahay

Kulankoodii sida gaarka ah ay uyeesheen Deni iyo Xasan Laba Qodob,ayuu Deni hor dhigay Xasan…

1.In uu hada uceliyo dhaqaalihii uga baxay Doorashada Deni.

2.In laga soo bilaabo Ra’isalwasaare,waxii Puntland lahayd uu halkaa dhigo.

Xasan,waxuu ku dooday in uu ogol yahsy Labada Qodob balse wakhti la siiyo.

Ugu danbayn Deni,waxuu hadalka kusoo koobay Aniga RW iyo Wasiirada aad magacowday shaqo kuma lihi ee aan Eber hada kasoo bilowno hadaad xal rabtid.

Waxaa xusid mudan in aan kulanka labada Madaxweyne cidna ku wehelin oo banaanka loo saaray Dadkii oo dhan.

Sida muuqata Dantii Deni iyo tii guud ee PL waa is waafaqeen oo ducadii waa kacday.

Jibril Qoobey.