Faahfaahinta wada xaajoodkii hoose Ee Deni iyo Xasan

Faahfaahinta wada xaajoodkii hoose ee Deni iyo Xasan oo laga helay xogo dheeriya.

Puntland”

Wasaaradaha Qorshaynta iyo Kaluumaysiga dib ugu soo celi Gacanta Daarood.

Galmudug”

Mahad Salaad lama shaqayn karto Galmudug oo caqabad ayay u aragtaa ee ka badal,waa fariin ka timid Qoor-qoor.

Koonfur-galbeed”

Mukhtaar Rooboow iyo Wasiirka Gadhaandhiga lama shaqayn karto Koonfur-galbeed ee ka badal,waa fariin ka timid Laftagareen.

Jubaland”

Faragalin haku samayn nidaamka Jubaland,waxii khaldana iyaga aan udayno in ay wada saxdaan,hadaan nahay Puntland iyo Fadaraalka aan ku garab siino wanaaga.

Xasan Shiikh maqaamkiisa rasmiga ah,ayuu ku dareemay Garowe,waxaana la tusay hadii loo baahdo in uu yahay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Sida muuqata Xasan guul daro,ayuu kala tagayaa Garowe,waxuuna taagan yahay waa kusoo deg-degay Garowe oo uma soo diyaar garoobin.

Madaxweyne Deni qab iyo Qiyam buu muujiyay ilaa iyo hada,waxuuna matalay guud ahasn Somali marka laga reebo Damjadiid iyo Daljirta is aroosay.

Jibril Qoobey.