Tigreega oo Gacanta ku dhigay Magaalada Kobo

Ciidamada Tigreegu waxay si buuxda uqabsadeen Magaaladii muhiimka ahayd ee Kobo.

3-dii Beri ee ugu danbaysay dagaal xoog leh,ayaa ka socday Magaaladaas istiraatiijiga ah.

Dowlada Fadaraalka Itoobiya,ayaa qiratay in Ciidankeeda laga soo saaray Magaaladaas.

Kobo waa Magaalo ku taal marin muhiim ah oo maamul ahaan hoostagta Ismaamulka Amxaarada,balse Tigreegu sheegtaan,waana Xudunta khilaafja cusub ee dagaalka dib ukiciyay.

Tigree markale waxay xaqiijiyeen in ay yihiin awood aan la dhayalsan karin.

Jibril Qoobey.