200-dii Boqol Ee ugu saraysay Dugsiyada Puntland oo la shaaciyay

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland ayaa shaacisay 203-Arday oo imtixaankii ugu sareysay iyo Dugsiyada ay kala yihiiin iyo waliba sida ay u kala sarreeyaan oo ay ugu kala guulaysanayaan deeqaha waxbarashada.

Hoos ka daalaco kala sarraynta Ardayda iyo Dugsiyada Puntland.