Wasaaradaha Maaliyadaha D.Goboleedyada oo wada shaqayntii ujaray D.Fadaraalka

Wasaaradaha Maaliyadaha ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ah oo joojiyay wada shaqayntii ay la lahaayeen Wasaarada Maaliyada Dowlada Fadaraalka ah.

Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa sheegay in Wasaaradda maaliyadda ay jabisay heshiisyadii ay horey ukala saxiideen ee kala ahaa:

  1. Heshiiskii Addis Ababa ee sanadkii 2019
  2. Heshiiskii Kismaayo ee September 2019
  3. Heshiiskii Kampala ee December 2019
  4. Heshiiskii Nairobi ee January 2020
  5. Heshiiskii Muqdisho ee August 2020

Go’aankan,waxuu dharbaaxo ku yahay Laba arimood oo kala ah…

1.Hanaankii Dayn cafinta oo hada uxayiran wada shaqayn dhexmarta Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.

2.Kabista Dawladda Federaalka Miisaniyadeeda la Kabo oo u baahan wada shaqayn.

Halkan ka akhriso Warka kasoo baxay Dowlad Goboleedyada:-