Waa imisa tirada Ardayda Qardho Ee Sanadkan Masar loo qaadayo?

41-Arday,ayaa Sanadkan Qardho ka Aadaysa Masar,waxayna Deeq Waxbarasho ka heleen Ashar.

Ashar Sanad walba waxay siisaa reer Qardho Deeq Waxbarasho oo gaaraysa 25-30 Arday,kuwaasoo gala Jaamacadaha Masar kuliyadahooda kala duwan.

Iskuulka Azharu-sharif ee Qardho,waxaa lagu dhigtaa Manhajka Masar,waxuuna hoos tagaa Jaamacada Azhar.

Iskuulkaas,waxaa la aas-aasay 1987 tan iyo waagaas sanadkiiba Arday gaaraysa 20 ilaa 30,ayaa loo qaadaa Masar.

Halkan ka akhriso:-