Halkee ka dhacayaa Shirka Dowlada dhexe iyo Dowlad Goboleedyada Ee laysku waafaqay?

Shirka Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada,ayaa lagu balamay in Muqdisho lagu qabto 11 September, 2022.

Ajendaha ay kawada hadli doonaan,ayaa noqonaya:-

  1. Dagaalka Shabaab
  2. Qeybsiga Deeqaha caalamiga ah
  3. Xoojinta xiriirka labada heer Dowladeed ee Soomaliya.

Gobolka Banaadir,ayaa laga reebay in uu ka qeyb galo Shirkaas.

Isku soo dhawaansho iyo isfahan,ayaa dhexmaray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Madaxweynaha Fadaraalka tagidii Garowe kadib.

Jibril Qoobey.