Gudiga Doorashada Somaliland oo la dhamaystiray

Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland ee maanta ayay mudanayaashu ku ansixiyeen Saddexdii xubnood ee ka dhinaa Gudidda dooraashooyinka,iyadoo haatan ay dhamaystiran yihiin xubnihii Gudidda Doorashadu.

Halkan ka daawo muuqaalka