Madaxii Xaafiiska RW Abiy oo Geeriyooday?

Abiy Efrem oo ahaa Madaxii Xaafiiska raysalwarasaha Abiyu Axmed,ayaa geeriyooday Maanta.

Macada waxa uu sababsaday,balse Dowladu waxay sheegtay in Wadnuhu istaagay si kusoo boodo ah.

Abiy Efrem,ayaa kasoo jeeda Qowmiyada Amxaarada.

Xagjiriinta Amxaarada,ayaa ku doodaya in la sumeeyay oo aan Maydkiisa la aasin ilaa la xaqiijiyo waxa uu ugeeriyooday.

Kooxahan udhaqdhaqaaqa xuquuqda Amxaarada,ayaa qiil ka dhiganaya in Abiy Efrem uusan imaan Hoygiisa Sadexdii maalmood ee udanbeeyay,waxayna dalbanayaan baaris madax banaan.