Madaxweyne Deni oo kala diray hogaankii Sirdoonka Puntland

Waxuu xilkii ka qaaday Agaasimihii iyo Labadii ku xigeen ee hay’ada Sirdoonka Puntland.

Waxaa ku sime laga dhigay Hogaankii Baarista oo Agaasimaha xilka laga qaaday Caawa ee Mukhtaar Jeyte uu xilka ka qaaday 4 September 2022 .

Agaasimaha kusimaha looga dhigay Pisa,waxaa lagu magacaabaa Maxamed Jaamac Nuur.