Maxaa Qabyaalada soo nooleeyay markii Xasan Sh. la doortay?

Xildhibaano iyo Wasiiro kasoo jeeda Beesha Hawiye,ayaa Shir uga socday Xamar maalmihii la soo dhaafay waxayna ka tashanaayeen sidii ay Deegaamadooda uga xorayn lahaayeen argagixisada.

Su’aalaha iswaydiinta mudan waxay kala yihiin….

Maxaa Qabyaalada soo ceshay markii Xasan Sh. la doortay?

Meeday Dowladnimadii lawada dhistay?

Meeyay qorshihii Amniga Qaranka?

Ma waxaa haboon in loo wajaho Hab Beeleed la dagaalanka argagixisada?

Saw ma noqonayso caqabado kale oo kusoo kordhay dib udhiska Qaranka Beel Hubayntu?

Maxay tahay sababta ku khasbi karta Madaxda Dowlada Fadaraalka in ay ka leexdaan Qorshii Qaranka oo ay maalgaliyaan qorshe Qabiil ?

Saw looma arki karo in ujeedku yahay Hubaynta Beel gaar ah?

Saw Beelaha kale uma arki karaan in Shabaab Dhulkooda loosoo rarayo?

Waa cajiib hab dhaqanka Madaxda cusub ee Fadaraalka.!!

Jibril Qoobey.