Maxaa looga xaajooday Shirkii Madaxweynayaasha Maalintiisii koowaad ?

Shirkii Madaxweynayaasha,waxaa looga hadlay Saakay Arrimo ay ka mid agaayeen…

1.Amniga.
2.Dagaalada Shabaab.
3.Wadashaqeynta Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada.

Maalinka Berri ah,ayaa la isku laabanayaa ka hor inta aan Madaxweynaha Fadaraalku udhoofin Kenya.

Qaybsigii Lacagta $100 Milion,waxay u eg tahay in ay kusoo gabagaboobi doonto sida wararku sheegayaan…

Min $4 Million oo loo qoondeeyay 4-ta DG ee JL,Galmudug,Hir-shabelle iyo KG.

Halka PL loo qoondeeyay si gaar ah $5 Million.

SL waxaa laga siiyey Lacagtan $3 Million.

Banaadir Lacagtan qaybsigeeda waa laga reebay.

Wadarta guud Lacagta DG qaadanayaan,ayaa noqonaysa $24 Milion.

Dowlada dhexe ee Fadaraalka,ayaa helaysa $30 Milion.

$46 Million waxaa lagu shubay Deyn cafinta.

Jibril Qoobey.