Shirka Madaxweynayaasha oo si hordhac ah ufurmay

Shir dooceedyo,ayaa socday ilaa xalay welina masoo gabagaboobin mana jiraan arimo laysku raacay.

Sida qorshuhu yahay isku mar,ayay noqon doonaan furitaanka rasmiga ah iyo xiritaanka Shirka

Madaxweyne Deni waxuu uga qaybgalay Shirarkaas Aalada Zoomka.

Jibril Qoobey.