Shirkii Wasiirada Maaliyada oo natiijo hoosaysa ay kasoo baxday

Kulankii Wasiirada Maaliyaduna waxuu kusoo gabagaboobay natiijo aan macno lahayn,waxa kaliya ee kasoo baxay waa halayskugu yimaado Shir si dhab ah loogu lafa guro arimaha taagan.

Warmurtiyeedka soo baxay dhinacna guul iyo guul daro ma raacin.

Halkan ka akhriso War murtiyeedka:-