Ergayga Itoobiya oo QM oo ka digay in la farageliyo Arimaha Itoobiya

Ergeyga Qaramada Midoobey ufadhiya,ayaa sheegay in aysan Golaha amaanka faragalin arimaha Itoobiya oo ah khilaaf dhexdooda ah.

“Wadamada Shaqada ka dhigtay in ay arimaha itoobiya Golaha amaanka keenaan marna in aysan ka hadal khilaafka Biya xireenka,balse ay iyagu dabada ka riixayaan”Ayuu yiri Ergayga
Itoobiya.

Hadalka Ergayga,ayaa imaanaya,iyadoo Diyaaradaha Drons-ka Ciidamada Cirka Itoobiya ay dukheeyeen Caasimada Maqalle ee Tigreega.

Sidoo kale Ciidamada Eretereya iyo Itoobiya oo huwanta ah,ayaa kuwa Tplf ka qabsaday Magaalada Sharero.

Jibril Qoobey.