Faroole oo ka hor yimid sii socoshada Dimuqraadiyada Puntland

Faroole si cad,waxuu Caawa uga hor yimid nidaamka Dimuqraadiyaynta Puntland.

Diidmadiisa,waxuu ku saleeyay Madaxweyne Faroole…

1.Abaaraha jira.
2.Xuduudaha Degmooyinka
3.Maxkamada Sare.
4.Hufnaanta Gudiga Doorashada.

Dad badan,ayaa Madaxweyne Faroole ku dhaliilay ka hor imaanshihiisa nidaamka Dimuqraadiyada.

Faroole,ayaa ah Madaxweynihii ay Dowladii uu hogaaminayay ay bilowday Barnaamijka Dimuqraadiyada haatana ah Gudoomiye Urur.