Maxaa looga xaajooday Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

Shirka Golaha Wasiirada ee Todobaadkan,ayaa looga xaajooday Qodobadan…

1.Warbixinta Gobollada iyo Degmooyinka 2.Gurmadka Abaaraha.
3.Dardargelinta Shaqada Kastamka Tuurdibi 4.Akhrinta wax ka bedelka Xeerka iyo Siyaasadda Howlgabka Shaqaalaha.
5.Warbixinta Safarka xubno Golaha Wasiirada ka mid ah ku tageen Gobolka Cayn.

Jibril Qoobey.