Muuse Biixi’Xasan Shiikh waa Laba Wajiile”

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isagoo la hadlayay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka, waxa uu sheegey in dowladda Soomaaliya aysan cadaadis diblumaasiyadeed saareyn Somaliland marka ay timaddo arrimaha horrumarinta. Balse, waxa uu sheegey inaanay marnaba taageeri doonin gooni isu taageeda.

Haddaba, Nadaxweynaha Somaliland,ayaa ka jawaabtay hadalkaas,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka