Maraykanka oo Maxkamad saaraya Somali lunsatay Lacag Daryeel

A judge’s gown and gavel with sound block on deep, rich colored wooden desktop and American flag

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday dacwad ciqaabeed heer Federaali ah oo ka dhan ah 47 eedaysane oo u badan Somali.

Eedaysanayaashaas,ayaa loo haystaa in ay musuq-maasuqeen $250 milyan oo ahayd lacag loogu talogalay daryeelka Carruurta Mareykanka xilligii Corona-ha.

Eedaysanayaasha Somalida u badan waxa waaxda Caddaaladdu sheegtay in ay hanti maguurta ah ku leeyihiin gudaha Maraykanka iyo Dalal ay ka mid yihiin Turki iyo Kenya.

Hantidaas oo ay ka iibsadeen Lacagtaas loo haysto,ayaa iskugu jirta sida…

Guryo,Baabuur,Hub iyo Agab kale oo qaali ah.

https://www.justice.gov/opa/pr/us-attorney-announces-federal-charges-against-47-defendants-250-million-feeding-our-future