Onlf iyo Dhalinyarada Jig-jiga oo qaadacay Shirka uu ku baaqay M.Mustafe

Ururka onlf oo qaadacay shirkii wada tashiga ahaa ee Madaxweyne Musrafe ku dhawaaqay.

Onlf waxay sheegtay in laga leexiyay jihadii loogu talagalay Shirkaas,isla markaana qabanqaabadiisa la afduubtay.

Sidoo kale dhalinyarada Beesha Jidwaa kulan ay yeesheen ayay kasoo saareen baaq adag oo ay ku diidan yihiin Madaxweyne Mustafe iyo Xukuumadiisa.

Waxaa muuqata in Madaxweyne Mustafe Kacdoonku kusii laba kacayo.

Jibril Qoobey.