Wasiir Abshir oo ku mashquulsan Dadaal Diblomaasiyadeed oo aan macno usamaynayn Somalida

Wasiirku dadaalkiisa ismuujinta si xowli ah,ayuu uwadaa,balse Dalka uu matalayo,ayaan lahayn awood Diblomaasiyadeed.

Majirto ilaa iyo hada Dal codsaday in uu la kulmo Somalida.

Sidoo kale dhamaan Barsadaha lagu kulmay waa kuwa Dalalkaas ay qabsadeen kamana muuqdo Calanka Somaliya.

Markaad eegto Bogaga Wasaaradaha Arimaha dibada ee Wadamada uu la kulmay Wasiirku qaarkood ma xusin is afgarad iyo kulamo toona.

Waxa ugu weyn ee kasoo baxaya dadaalkaas Wasiirku wado waa in uu isagu ku shaqo barto kuna helo CV.

Jibril Qoobey.