Maxaa ku qarsoonaa kulankii Axmed Shide iyo M.xigeenka K.Sudan?

Wasiirka Maaliyada Axmed Shide ayaa qaabilay Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee dalka Koonfurta Sudan Taaban Dengi.

Ujeedka wada hadalada labada dhinac ayaa ah sidii wada jir loogu wada adeegsan lahaa kaabayasha horumarineed ee labada dal. Waasida ay leeyihiin balse ujeedka ugu weyn aya ah iney xukumada abiyu hesho deris ay sudanta kale umarto sida ay iyadabu Tplf ugarabsiisay

Waftiga Madaxweyne kuxigeenka oo shalay Addisababa booqasho rasmi ah ku yimid ayaa waxaa ku weheliya wasiirrada jidadka,
gaadiidka, maaliyada, warfaafinta iyo xubno gaadhaya 30 oo ay kujiraan saraakil sarsare oo ciidanka sudan ka tirsan.