TPLF oo soo bandhigtay Ciidan fara badan oo Mileteri ah oo ay qabteen

Tplf waxay soo bandhigay Ciidan ay ka qabteen Guutada 23-aad ee Mileteriga Itoobiya.

Ciidankan laguma qaban dagaal ee waxaa lagu hareereeyay Saldhigoodii,iyagoo isku diyaarinaya hawlgal.

Tplf waxay helaysaa taagero dhanka Satalaydka ah oo lagu hagayo.

Ilaa iyo intii dagaalka dib ubilowday waxay soo bandhigeen Boqolaal Kun oo Ciidan ah oo ay qabteen.

14-kii Cisho ee uu qabsaday RW Abiy waxba kama harin walina Tplf in ay Dhul hor leh qabsato maahane lama jabin.

Inkastoo dukheymaha dhanka Cirka ay Shacabka Tigreega iyo Ciidankoodu khasaare ugeysteen hadana dagaalka dhulka iyaga,ayaa ku awood sareeya.

Jibril Qoobey.