Xarunta Xisbiga FEB Ee Jig-jiga oo la xiray

Saakay Xarunta Xisbiga FEB ee Jig-jiga,ayaa la xiray lagana qaatay Computer iyo Dukumintiyadii yaalay.

Ciidanka galay Xaafiiska FEB,waxaa soo diray Madaxweyne Mustafe.

Todobaad ka hor ayay ahayd markii uu fashilmay qorshe lagu kala jabinayay Xisbiga FEB ee uu hogaamiyo Ibraahim Dheere.

Waxaa muuqata in Mustafe xamali waayay cadaadiska Mucaaradka.

Jibril Qoobey.