Ciidamada Cirka Ee Itoobiya oo weeraro ku qaaday Caasimada Tigreega

Xukuumada Abiy,ayaa eedayn xoog leh usoo jeedisay Madaxa hay’ada Caafimaadka Aduunka WHO.

Tedros Adhenu ayay Dowlada Abiy sheegtsy in uu Shirweynihii Qaramada midoobey ka dhex wadey Olole TPLF loogu raadinayo taageerada Beesha caalamka,isagoo umuujinayey in ay yihiin dhibanayaal.

Tedros oo kasoo jeeda Qowmiyada Tigreega,ayaa horay usoo noqday Wasiirka Arimaha dibada Itoobiya.

In badan ayay Dowlada Itoobiya ee uu hogaamiyo Abiy usoo jeedisay dhaleecayn ku aadan in uu la shaqeeyo Tplf.

Jibril Qoobey.