Hogaamiyaha Tigreega oo ka hadlay dagaalka Waqooyi

Hogaamiyaha Tplf Debresion Gebre Micheal,ayaa marki ugu horeysay ka hadlay dagaalka Waqooyi.

“Waxaan udagaalameynaa sharafta iyo jiritaanka isirkeena waana naqaanaa sida loo difaacdo hadii wada hadalka la bilaabana waxaan unahay diyaar haduu dagaalku socdana waa naqaanaa sida loo dagaalamo,Shacabweynaha Tigreegana Hub iyo Dadba waa buuxaan”Ayuu yiri Debresion.

Tigreega,ayaa umuuqda in ay furimaha dagaalka ka gaarayaan guulo waa weyn oo ay iska caabiyeen gulufkii 1-ka Milyan.

Jibril Qoobey.