Jamhada Onag Shene oo qabsatay Gobol hor leh

Jabhada Onag Shene,ayaa in ka badan 12-saac ka dagaalamaysay Degmada Jarto-Walge ee Gobolka Hora-Guldha ee Deegaanka Oromiyaa.

20-Qof ayay ku dileen,waxayna ku dhaawaceen 37-Qof,iyagoona la wareegay Gacan ku heynta Magaaladaas.

Qayb ka mid ah Ciidamadii Booliska ee meesha joogay,ayaa ku biiray Jamhada.

Gobalkan Hora Guldha,ayaa noqonaya Gobolkii 6-aad ee ka tirsan Deegaanka Oromada oo ay gacanta ku hayaan Jamhada Onag Shene.

Haatan Jamahadaas waxay maamushaa Dhulka Deegaanka Oromiyaa 29% ka mid ah.

Jamhada Onag,ayaa umuuqata in ay Dhul badan gacanta ku dhigeyso waxayna yagoona ka faa’ideysanayaan fursadaha ah in awoodii Ciidamada Qaranka layskugu geeyay dagaalka Tigreega.

Jibril Qoobey.