Wariyihii goobaha dagaalka Ee Tv-ga Tplf oo laga qabtay

Fitzun Sigaye Wariyihi Tplf ee goobaha dagaalka,ayay qabteen Ciidamada huwanta ah.

Tv-ga Dowlada,ayuu kasoo muuqday,iyagoo u isticmaalaya dacaayad ahaan.

Wariyahan,ayaa Maalinkii 3-aad laga qabtay furimaha dagaalka ee dhanka Hurmara.

Waa mid ka mid ah Wariyayaasha qiyamka Tigreega utaagan.

Jibril Qoobey.