Juxaa oo si rasmi ah ula wareegay Wasaarada Arimaha Gudaha

Laba shaqo yahan,ayaa isku badalay Wasaaradan Arimaha Gudaha.

Dhabancad hogaamiye Siyaasadeed ma’ahayn ee waxuu ahaa Shaqo yaqaan markaa ku fiican waxa hogaamiyuhu udirsado.

Juxaa waa la mid dhanka Shaqada,balse waa ka aragti dheer yahay Dhabancad,inkastoo astaamaha hogaaminta lagu tilmaamo in ay iskaga dhow yihiin.

Wasaarada Arimaha gudaha waa muhiim in ay hesho Juxaa oo Nin Qadiyadeed ahna waa loo baahnaa,hoos ka daawo xil wareejinta.

Halkan ka daawo muuqaalka