Dhabancad oo si rasmi ah ula wareegay Wasaaradii Maaliyada

Dhabancad waa la wareegay Wasaaradii Maaliyada.

Waxa ugu weyn ee Bulshada Puntland ka sugayso waa in uu Mushahaarkii Shaqaalaha sidiisii usii socdo oo aan kala go’ ku imaan.

Waa Nin shaqo badan kana nadiifsan dhanka musuqa Wasiirkii ka horeeyay oo 300-kun oo dolar ku bixin jiray kharashaad Siyaasadeed Bil walba.

Maleh koox uu ku xiran yahay oo Dhaqaale ka sugaysa.

Mana leh Qabiil iyo Deegaan uu matalo oo soo eegaya.

Waa shaqsiyadiisa iyo Madaxweynaha oo uu si buuxda daacad ugu yahay.

Horay,waxuu u ahaa Xoghaynta Madaxweynaha haatana waa khasnajiga Madaxweynaha.

Wax khatar ku ah midnimada iyo Dowladnimada Puntland kama shaqaynayo Dhabancad sidii Wasiirkii kaga horeeyay Wasaarada.

Jibril Qoobey.