Hogaamiyihii Ururka Faano Ee xagjirka Amxaarada oo la xiray

Ururka xagjirka Faano ee Amxaarada,ayaa Magaalada Gonder ka sameeyeen banaanbax looga soo hor jeedo Xukuumada Abiy.

Bananbaxa,ayaa ka dhashay kadib markii hogaamiyahoodii laxiray.

Ururkan oo aaminsan sareynta isirka Amxaarada,ayaa xiligii uu bilowday dagaalkii Waqooyi si weyn loo hubeeyay,waxaana suurta geli wayday in dib looga dhigo Hubka.

Dhalinyaradan xagjirka ah ee Hubkii Qaranka Itoobiya Gacanta loo galiyey,ayaa ah caqabad kale oo ka tagaan Waqooyiga itoobiya.