Itoobiya:-Sicir bararka iyo Sarifka Dolar-ka oo gaaray halkii ugu sareeyay

Sicir bararka iyo qiimaha dollar oo halkii ugu sareeyay gaaray Itoobiya.

Qiimaha maciishada kala duwan,ayaa maraysa…

Sonkor 2800
Bariis 1800
Daqiiq 1900
Saliid 3Lt 1200

Lacagta Birr-ta Itoobiya,waxay gaartay heerki ugu hooseeyay,waxaana lagu sarifayaa $100=11,100-Birr.

Xukuumada Abiy ka hor waxuu maray qiimaha Sarifka $100= 3800-Birr.

Taariikhda usoo maray iyo mida hada uu joogo ee Sarifka Dolar-ka Birr-ka Itoobiya..

$1=110-Birr Abiy.
$1=21-38-Birr. TPLF.
$1=17-Birr. Dergigii.
$1=1-Birr Xayle Salase.

Dhanka kale Shacabka Deegaanka Somalida Itoobiya oo Abaar ,dhaqaala xumo,Sicir barar iyo weerarkii argagixisada ay iskugu darsameen,ayay Xukuumada Mustafe Cagjar ka uruurisay 12000-Neef oo Ariya oo lagu taageerayo dagaalka Waqooyiga ee lagula jiro Tigreega.