Puntland oo qabanaysa kulan caalami ah oo Dimuqraadiyada lagu taageerayo

Dowlada Puntland waxay casuntay 8-Oktoobar Beesha Caalamka iyo Aqoonyahanka.

Kulankaas,waxuu noqonayaa mid lagu taageerayo Dimuqraadiyada.

Waxaa kasoo qaybgalaya dhamaan Safaaradaha iyo hay’adaha caalamiga ah.

Waa kulan muhiim u ah dhaqaajinta Dimuqraadiyada Puntland ee 1Q1C.