Talyihii Booliska Gobolka Banaadir oo Qarax lagu dilay

Allh u naxariisto Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamed Aadan Qaroole,ayaa Qarax lagu dilay.

Qaraxa,ayaa ka dhacay Deegaan hoostaga Degmada Balcad oo 30-km dhanka Waqooyi ka xiga Muqdisho.

Talyaha,ayaa qayb ka ahaa hawlgal ka socday Deegaanka Basra ee Qaraxa Dhulka lagu aasay ku haleelay.

Farhan Qarole horay,waxuu uga mid ahaan jiray Alshabaab ka hor intuusan Ciidamada Dowlada ka mid noqon.