40-Goobooha lagu faafiyo qorshayaasha argagixisada oo la xiray

Dowaldda Fadaraalka Somaliya,ayaa sheegtay in ay dambi tahay faafinta wararka kooxda Al-Shabaab sida hanjabaadaha, muuqaallada qatarta ah iyo faafinta afkaarta kooxda.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliya Cabdiarxmaan Al-Caddaala, ayaa maanta saxaafadda u sheegay in ay xireen 40 goobood oo baraha bulshada ay ku lahaayeen shaqsiyaad farriimaha xagjirka faafiya.

Talaabadan waxay saamaynaysaa xagjiraha weyn ee Xavsi Guriga ku jira Xasan Daahir Aweys ee maalmo ka hor Wiilkiisa lala dilay Ninka loo saadaalinayay in uu hogaamiyo kooxda argagixisada ah ee Alshabaab.

Waa go’aan lasoo dhaweeyay laguna amaanay Dowlada ay ahaydna in horay loo qaado.

Saxaafada Somalida,ayaan ubislayn kala fahamka xagjirnimada iyo xornimada Saxaafada.