Garowe oo si weyn loogu soo baxay waynaynta Dhalashada Nabiga CSW

Waa muuqaal lagu farxo oo muujinaya rajo dib usoo kabasho.

Barxadii Garowe in saakay sidaa Shacabku ugu soo baxo Xuska Dhalashada Nabi Maxamed CSW waa wax weyn.

Dalku dib buu usoo kabanayaa oo naxariistii iyo jacaylkii Umadda,ayaa soo iftiimay markale.

Guud ahaan Somaliya si weyn,ayaa looga xusay dhalashada Nabi Maxamed CSW,waxaana la oogay isku soo baxyo balaaran.

Hoos ka daawo isku soo baxa Xuska Dhalashada Nabiga CSW ee Garowe.

Halkan ka daawo muuqaalka