Wasiir Fiqi hadalkiisu ma dhiirigelinayo kobaca Dowladnimo

Waa loo baahan yahay in la xuso Haldoorkii Somaliyed ee ka hor yimid kalitalisnimada.

Sidoo kale Bulshada Somaliland in lagu soo dhaweeyo Muqdisho waa muhiim si meesha looga saaro Eentii uu ka tagey kaligii talyihii hore.

Balse Fiqi waxay ahayd in uu hadalkiisa kor uqaado oo uhadlo si gaarsiisan maqaamka uu hada ku fadhiyo.

Somalidu waa Beelo wax isku darsaday balse Siyaasada iyo Qabiilka in lakala saaro waa in loo raraa.

Maxamed Mooge,waxuu ahaa fanaan uu ka sareeyo Fankiisu Maaweelo Bulsho rabi ha’unaxariisto Janadiina haka waraabiyo.