Jabhada Oromada oo Deegaano hor leh ka qabsatay Dowlada Abiy

Jabhada OLA Oromia Libration Army,ayaa lawareegay Magaalooyin ku dhow caasimada Addis Ababa.

Dagaal ba’an kadib ayey OLA la wareegeen gacan ku heynta Magaalada Kamise oo katirsan Deegaanka Amxaarada Gobolka ismaamulka gaarka ah ee Oromada.

Magaaladan ayaa ah goob muhiim ah oo Xad lawadaagta Gobolka Shewa ee Oromia oo oo is Maamulkisu gaaro qeybo ka mid ah Xaafadaha Addis Ababa.

Jamgadan,ayaa Yoolkeedu yahay in ay galaan Caasimada Adis-ababa.

Maalmihi udanbeeyay Jamhada Ola waxay kasoo gudbisay Xadka Kenya Ciidan farabadan oo wata Hub culus oo casriya oo tababar halkaas kusoo qaatay.