Wadada isku xirta Gaalkacyo-Bursaalax oo meel wanaagsan maraysa

Dhismaha Waddada isku xirta Bursaalax iyo Gaalkacyo oo si wacan u socota, waxayna hadda Maraysaa Deegaanka Jiic Faroole.

Wajiga 1aad waxaa qorshaysan 24-km oo ku eg Bayra, waxaana ka haray 10km.

Mashruuca waxaa si wada jir ah u maalgalinaya Dowladda,Bulshadda Deegaanka Bursaalax.