OLF OO QABSATAY GABI AHAANBA GOBOLKA BUNO DEBELLE EE OROMIYAA

Jabhada OLF oo ku’hubaysan Gaadiidka dagaalka fara badan,ayaa shalay qabsaday guud ahaanba Gobolka Buno Debelle ee Oromiya.

Ciidamadii kala duwanaa ee Dowlada Itoobiya iyo kuwii Ismaamulka Oromiya,ayaa isaga huleelay guud ahaan Gobolka Buno Debelle.

Hawlgalkan waxaa hogaaminayay Jaal Shumatte.