Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Dhalinyarada Ururka KAAH

Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan weyne kala qeybgalay Dhallinyarada iyo Haweenka Ururka KAAH ee Degmada Garoowe iyo guud ahaan Gobolka Nugaal.

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH,ayaa dhegaystay aragtida Golaha fulinta iyo Hoggaanka Dhallinyarada iyo Haweenka Ururka ee Gobolka Nugaal, iyadoo siweyn looga hadlay qorsheyaasha hortebinta u leh Ururka oo hadda isu diyaarinaya Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee degmooyinka Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka