Qurbajoogta oo si weyn usoo dhaweeyay hirgelinta Dimuqraadiyada Puntland Posted By: Idil News Staff October 16, 2022 Maxamed Barre oo hormuud u ah Aqoonyahanka Somaliyed ee qurba joogta,gaar ahaan Waqooyiga Maraykanka,ayaa ka mid ah haldoorka sida weyn utaageeray Dimuqraadiyada Puntland. Halkan ka daawo muuqaalka Share this:TwitterFacebook