Siyaasiyiinta Somalida Waqooyiga Maraykanka oo Shir ufurmay

Siyaasiyiinta Somalida Waqooyiga Maraykanka,ayaa Shirkooda ka socdaa Boston.

Qodobada kulanku ku saabsan yahay,ayaa ahaa…

1.In la mideeyo aragtida Siyaasiyiinta oo Dalad loo dhiso.

2.Horumarinta danaha Somalida Waqooyoga Maraykanka.

3.Wax uqabadka Somalida gudaha Somaliya.

Waxaa iskugu yimid inta badan Siyaasiyiinta Somalida Waqooyiga Maraykanka.