TPLF Oo Shuruud la’aan Aqbashay Baaqii Midowga Africa

War saxaafadeed ay soo saartay TPLF,ayaa lagu sheegay iney aqbalayaan baaqa uu soo jeediyay Gudoomiyaha Midowga Afrika.Baaqaas,ayaa ahaa in si bilaa shuruuud la’aan ah ay dhinacyada dagaallamaya dagaalka deg-deg u joojiyaan.

Halkan ka akhriso:-