Gudiga Qiimaynta Seejooyinka Cod bixiyayaasha oo gaaray Buuhoodle

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC,ayaa maalintii 2-aad kormeer Qiimayn ah ka wada Degmada #Buuhoodle ee Xarunta Gobol-ka Cayn iyo Deegaanada hoos yimaada.

Guddiga,ayaa maanta qiimaynta goobaha Diiwaangalinta iyo Seejooyinka codbixinta ka sameeyay Deegaanada..

1.Xadhadhan

2.Hagoogane

3.Sool-joogto

4. Maroodi ka dhac

5.Kaartada, Dhilaalo

6. Jacayl,

7.Sarmaan

8.Dandan,

9.Xamar-laguxidh,

10.Qararo

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka cayn iyo Duqa Degmada Buuhoodle,ayaa warbixino ka dhagaystay kooxda Gudiga ee shaqada wada iyagoo indha-indhaynayay Deegaanada laga shaqaynayo.