Maxay yihiin Qodobada looga xaajoonayo Shirka Puntland iyo Beesha Caalamka?

Shirweynaha Dimuqraadiyada Puntland iyo Beesha Caalamka maanta ayuu Garowe ka qabsoomayaa.

Qodobada horyaala ee looga xaajoonayo waxay kala yihiin…

  1. Hubinta nidaamka Doorashada
  2. Yabooh Dhaqaale
  3. Kulanka TPEC iyo Bulshada Rayidka ah
  4. Kulanka Dowladda iyo Ururada Siyaasadda

Beesha caalamku si buuxda ayay ugarab istaagi doontaa hirgelinta Dimuqraadiyaynta Puntland.

Sida ii xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo Cadad dhaqaale ayay Beesha Caalamku Madasha kaga dhawaaqi doontaa.

Shirkan waa umuhiim dhaqaajinta Dimuqraadiyada Puntland.

Jibril Qoobey.